Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ardayda Beledweyne oo u fariisaty imtixaanka


Arday 2
Arday 2

Ardayda dhigata dugsiyada sare ee magaalada Baledweyne oo la sheegay in aanay ka qayb galin Imtixaankii Shahaadiga ahaa, ee bishii hore ka qabsoomay Koonfurta iyo badhatama Somalia sababo xidhiidha fatahaadii ku dhufatay magaalada ayaa shalay u fariistay Imtixaanka.

Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee maamulka Hirshabelle Muumin Tuure C/laahi oo loo yaqaano Safaroow ayaa VOA uga waramay tirada Guud Ardayda HirShabelle ee Imtaxaanka Sanadkan u fariistay iyo Gaar ahaan kuwa Baledweyne ee ka qeybgalay Imtixaanka.

Ardayda Beledweyne oo u fariisaty imtixaanka shahaadiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00

XS
SM
MD
LG