Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warkii ugu Dambeeyay ee Qarixii Zimbabwe


Qarax kale aya isna ka dhacay dalka Zimbabwe, meel uu ka qudbeynayay madaxweynaha dalkaasi Emmerson Mnangagwa, oo dad isku soo baxay u lahadlayay. Markii qaraxa uu dhacyaay ayuu madaxweynuhu ku guda jiray ololihiisa doorashada madaxtinnimo ee dalkaasi oo la filayo in bisha soo socoto ay dhacdo.

Weerarkaasi oo dhaawacyo ay sababeen, ayaa waxa si diqri ah uga badnaaday madaxweynaha, kaas oo ku tilmaamay in uu ahaa mid fuleynimo.

Jamaal Axmed Cismaan, ayaa warkii ugu dambeeyay qaraxasi ka wareystay Cabdirisaaq Cabdilaahi Maxmed oo ah suxufi deggan dalka Koonfur Afrika oo ay deris yihiin Zimbabwe.

Warkii ugu dambeyay qaraxa zimbabwe
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:13 0:00

XS
SM
MD
LG