Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cayaaraha adduunka iyo dhallinyarada muqdisho


World Cup
World Cup

Dalka Ruusha waxaa si xiisa leh uga socda tartanka Koobka kubadda cagta Aduunka.

Ka sokow taageerayaasha dalalka ka qeyb galaya iyo xamaasadda garoomada Ruushka ee ay cayaaraha ka dhacayaan malaayiin qof oo kale ayaa maalin walba ka daawata shaashadaha.

Somalia cayaarta kubadda cagta waa cayaarta ay dhalinyaradu ugu jecelyihiin.

Laakiin sanado badan oo amni xumi ay ka jirtay magaalada Muqdisho ayaa sanadkaad waxaa la dareemayaa dhalinyaro koox koox u daawanaya cayaaraha Aduunka.

Wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Qoyste ayaa tagay goobo lagu daawanayay cayaaraha Aduunka warbixintan ayuuna noo soo diray.

Cayaaraha adduunka iyo dhallinyarada muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:57 0:00

XS
SM
MD
LG