Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Askarti dilay Mid ka Mid ah Ciidamada Taraafikada


Sawir Hore: Askari dowladda Soomaaliya ka tirsan oo waddo goynaya. Oct. 19, 2016. REUTERS/Feisal Omar - S1BEUHVWNFAA
Sawir Hore: Askari dowladda Soomaaliya ka tirsan oo waddo goynaya. Oct. 19, 2016. REUTERS/Feisal Omar - S1BEUHVWNFAA

Askari ka tirsan ciidamada dowladda, ayaa dil toogasho u geystay askari ka mid ahaa ciidamada ilaalinta nidaamka waddooyinka ee taraafikada, xilli la sheegey in uu shaqadiisa ku guda jiray askariga la dilay.

Dilka ayaa ka dhacay goob mashquul badna oo ciidanka nabad gelyada waddooyinka ay howl ka hayeen. Wariyaheena magaalada Muqdisho Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.

Askari Muqdisho ku dilay Askari Taraafiko ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:03 0:00

XS
SM
MD
LG