Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kheyre oo furay shirka Madasha Oslo


Kheyre iyo António Guterres
Kheyre iyo António Guterres

Magaalada Oslo ee dalka Norway waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Shirka Madasha Oslo oo looga hadlayo dejinta xasaradaha caalamka.

Shirkwan ayaa waxaa si wada jir ah u furay, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres iyo wasiirka arrimaha dibadda Norway Ine Marie Eriksen Søreide.

Wariyaha VOA-da ee London ayaa khadka taleefanka kula xiriiray Baashe Maxamed Muuse oo ah xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ee magaalada Oslo, waxaana uu wax ka waydiiyay shirkaasi maanta ka furmay magaalada Oslo.

Kheyre oo furay shirka Madasha Oslo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:12 0:00

XS
SM
MD
LG