Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu ahaa hadalkii Abiy ee Addis-Ababa?


Tan iyo markii ay gaareen heshiis ganacsi ku qotomo labada hoggaamiye ee Soomaaliya iyo Itoobiya, ayaa Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya markii uu dib ugu noqdey dalkiisa, waxa uu u sheegay mid ka mid ah warbaahinta layska arko ee wadankaasi in heshiis ku qotomo ganacsi iyo soo nooleyn xariir uu lasoo galey dowladda Soomaaliya.

Ra'iisul Waaraha Itoobiya ayaa sida oo kale ka hadlay in ay muhiim tahay in layska hilmaamo colaadii soo jireenka aheyd ee labadan dal dhex taaley, sida oo kalena lagu soo dabaalo xariir qoto dheer iyo maalgashi.

Ugu dambeyntiina, sida dalalka Midowga Yurub, Mareykanka iyo Imaaraatka ay midoobaan wadamada Geeska Afrika, Soomaaliya iyo Itoobiya.

Warbixinta hadalka ra'iisul Wasaaraha iyo waxa uu ka dhigan yahay waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.

SOMALI IToobiya
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00

XS
SM
MD
LG