Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Nama khuseeyo heshiiska Muqdisho


Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in heshiiska dhexmaray Itoobiya iyo Soomaaliya, gaar ahaan ka la xidhiidha dekeduhu aanu khusaynin Somaliland.

Somaliland waxa ay sheegtay in dekedda Berbera aanay ka mid ahayn meelaha lagu heshiiyay.

Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guribarwaaqo) oo u waramay weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa sidoo kale ka hadlay sida ay u arkaan heshiiska labadaasi dhinac wada galeen iyo socdaalka Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya ee Muqdisho.

Somaliland: Nama khuseeyo heshiiska Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:49 0:00

XS
SM
MD
LG