Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda oo faahfaahisay heshiiska Ethiopia


Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay faahfaahin ka bixisay heshiiskii ay maalintii sabtidii la gaaray dawladda Itoobiya.

Waraysi gaar gaar ah oo wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle uu siiyay idaacadda VOA, ayuu ku difaacay heshiiskaasi.

Wasiirka ayaa ka hadlay ujeedka qodobka heshiiska ee ku saabsan dekedaha iyo maal gelinta iyo sida heshiiskan u saamaynayo go'aankii baarlamaanka ee heshiiskii Berbera oo ay wada galeen Somaliland, Itoobiya iyo shrikadda DP World.

Waxaa kale oo uu ka hadlaya hirgelinta heshiisyo hadda ka hor la gaaray. Waraysigii uu la yeeshay weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamuud Cabdulle ayaa u dhacay sidan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:10:10 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG