Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heshiiskii Soomaaliya iyo Itoobiya Muxuu Ka Dhiganyahay?


Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmajo iyo Ra'isulwasaare Abiy Ahmed
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmajo iyo Ra'isulwasaare Abiy Ahmed

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku gaaray heshiis dhinacyo badan taanayay, kadib marki uu Muqdisho ka dagay Ra'isulwasaare Abiy Ahmed.

Mid ka mid ah qodobada lagu heshiiyay ayaa ah in Itoobiya iyo Soomalaiya ay isla maalgashadaan afar dekedood oo muhiim ah.

Haddaba, heshiiskan labada waddan muxuu uga dhigan yahay? Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Nuur Bukhaari uu hordhigay Cabdiraxmaan Sahal oo ka faallooda arrimaha Soomaaliya iyo Geeska Afrika kuna sugan Muqdishu.

Halkaan ka dhageyso wareysiga oo dhameystiran
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:05 0:00

XS
SM
MD
LG