Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Doorka Maraykanka ee Soomaaliya


Kooxda al shabaab ayaa weerar ku dishay hal asakari oo Maraykan ah, sidoo kale afar askari oo kale oo maraykan ah ku dhaawacday weerarkaasi. Ugu yaraan laba askari oo Soomaali ah ayay al-shabaab isla weerarkaasi ku dhaawacday.

Haddaba waa maxay kaalinta Maraykanka ee howlgalka ka dhanka ah al-Shabaab.

Dhageyso falanqeyn ku saabsan kaalinta Maraykanka ee howlgalada lagaga soo horjeedo al-Shabaab.

Dhageyso Falanqeyn ku saabsan doorka Maraykanka ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:18 0:00

XS
SM
MD
LG