Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bar. Faaqidaadda: Kulanka Trump iyo Kim

Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo maanta aynu diiradda ku saareyno wada hadalka la filayo in Talaadada soo socota uu dhex maro madaxweyne Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un. Xuseen Barre Aaden ayaa inoo soo jeednaya.

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:20:06 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG