Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada: Faysal Xasan oo ku Guuleystay Xildhibaannimo


Gobolka Ontario ee dalka Canada oo ay ku noolyihiin Soomaali badan waxaa xalay lagu dhawaaqay natiijada doorashooyin ka dhacay.

Xisbiga muxaafidka ee uu hoggaamiyo Doug Ford ayaa helay kuraasta ugu badan ee doorashada ee aqlabiyadda dowladda, iyagoo soo afjaray muddo shan iyo taban sanadood ah oo gobolka awooddisa ay gacanta ku hayeen xisbiyada siyaasaddooddu furfurantahay.

Doorashadan ayaa dhinaca Soomaalida waxaa ku soo baxay baxay xildhibaan cusub oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaalia laguna magacaabo Faysal Xasan.

Wariyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Canada nooga soo diray.

Warbixin Doorashada Kanada
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:47 0:00

XS
SM
MD
LG