Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka Iyo Waajibaadka Soonka


Waxaa la gudagalay tobankii maalmood ee u dambeeyay ee bisha barakaysan ee Ramadaan, taasoo ay muslimiintii soo soomanaa 20 kii maalmood ee la soo dhaafay ay u diyaar garoobayaan inay ka faa’iideystaan khayrka ka buuxa tobanka dambe ee bisha Ramadaan.

Haddaba Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan ayaanu ku eegeynaa sida ay dumarka isugu dheeli tiraan gudashada waajibaadka bishan iyo afurinta qoysaskooda.

Barnaamijka oo ay noo soo diyaarisay Caasho Ibrahim Aden ka dhageyso qaybta hoose.

DHAGEYSO BARYNAAMIJKA OO DHAN
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:21 0:00

XS
SM
MD
LG