Isku xirrada

War Deg-Deg ah

United oo Heshiis Ka Gaartay Fred, Qarkana u Saaran Diogo Dalot


Manchester United ayaa heshiis la gaartay naadiga Shakhtar Donetsk oo ku aaddan ciyaartoyga reer Brazil ee Fred. Heshiiska ayaa ku kacaya £47m.

25- jirkan ayaa ka mid ah ciyaaryahannada Brazil koobka adduunka xagaagan ugu matalaya dalka Ruushka. Waxa lagu wada in uu noqdo saxiixi koowaad ee Jose Mourinho xagaagan.

United, ayaa sidoo kale ku dhow saxiixa ciyaryahanka difaaca uga dheela naadiga Porto ee Diogo Dalot, kaas oo la filayo in la soo gaba gabeeyo isbuucan.

Daloth, ayaa heshiiskiisa Porto lagu baabi'in karaa £17.4m, waxana la rumeysan yahay in uu tijaabo caafimaad uu marayo.

XS
SM
MD
LG