Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fadliga iyo faa'iidooyinka 10-ka danbe ee Ramadan


Dr. Sheekh Ahmed Nur Moallim Abdulkadir.
Dr. Sheekh Ahmed Nur Moallim Abdulkadir.

Muslimiinta caalamka intooda badan ayaa waxaa maanta u billowday maalinta 1-aad ee 10-ka maalmood ee ugu danbeeya bishaan barakeysan ee Ramadan.

Maalmahan ayaa waxaa lagu tilmaamaa kuwa ugu kheyrka badan Ramadaanka. Hadaba wariya VOA-da, Nur Bukhaari ayaa fadliga 10-ka danbe ee Ramadan ka wareystay, Sheekh Axmednur Macalim Cabdulqadir oo ah Imaamka Masaajidka Abubakar Sidiiq ee magaalada Seattle ee dalkaan Mareykanka.

Ugu horreyn, Sheekha ayaa ka hadlaya sababta keentay in maalinti koowaad ee Ramadan ay muslimiinta isugu khilaafeen.

Dhageyso fadliga 10-ka danbe ee Ramadan oo aan ka wareysnay Dr. Ahmednur
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00

XS
SM
MD
LG