Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Waan ka adkaanay Al-Shabaab


Ciidamada Puntland ee Galgala
Ciidamada Puntland ee Galgala

Maamulka goboleedka Puntland, ayaa sheegay in ciidamadooda ay ka adkaadeen Al-Shabaab kadib markii labadii cishe ee ugu dambesay ay weeraro ku qaadeen saldhig ay Al-Shabaab ku leeyihiin meel aanan ka fogeyn buuraha gobolka Barri ee Galgala.

Weerarka ayaa ka dambeeyey weerarkii habeenkii sabtida ay Al-Shabab ku qaadeeb sadlhigga ciidamada Puntland ee Bali-Khadar.

Maamulka waxaa ay soo bandhigeen maydadka Al-Shabab ay kaga dileen dagaal shaley ka dhacay meel ka sokeeyso deegaanka Bali-Khadar.

Haddaba, Sahra Cabdi Axmed ayaa wareysatey taliyaha ciidamadda Badda Puntland, Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faraax, waxeyna ugu horeyntii waydiisey dagaaladaasi sida ay u kala dhaceen inuu sharaxo.

Puntland: Waan ka adkaanay Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00

XS
SM
MD
LG