Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Kulbiyow


dagaal
dagaal

Maleeshiyada ururka Al-Shabab ayaa habeenkii xalay ahaa la sheegay inay weerar ku qaadeen deegaanka Kulbiyoow ee Gobolka Jubbada Hoose una dhow xuduudda dalka Kenya.

Saraakiisha maamulka Jubbaland ayaa VOA u sheegay inay dileen lix ka tirsan maleeshiyada Al-Shabab isla markaana mid dhaawac ah ay ku qabteen nolosha.

Haaruun Macruuf ayaa waraystay Xuseen Xasan Maxamed “Xuseen Dheere” oo ka mid ah saraaikkiisha Jubbaland kuna sugan Kulbiyow.

Halkaan ka dhageyso wareysiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00

XS
SM
MD
LG