Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Liiska xiddigaha Croatia ee koobka adduunka


Croatia

Tababare Zlatko Dalić ayaa si rasmi ah u magacaabay xiddigaha dalka Croatia uga qeyb-galaya koobka adduunka ee bishan 14-keeda ka furmaya dalka Ruushka, waxayna kala yihiin:

Goolhayeyaasha: Danijel Subasic (Monaco), Lovre Kalinic (Gent), Dominik Livakovic (Dinamo).

Daafacyada: Vedran Corluka (Lokomotiv Moscow), Domagoj Vida (Besiktas), Ivan Strinic (Sampdoria), Dejan Lovren (Liverpool), Sime Vrsaljko (Atletico Madrid), Josip Pivaric (Dynamo Kiev), Tin Jedvaj (Bayer Leverkusen), Matej Mitrovic (Club Brugge), Duje Caleta-Car (Red Bull Salzburg).

Qad-dhexleyaasha: Luka Modric (Real Madrid), Ivan Rakitic (Barcelona), Mateo Kovacic (Real Madrid), Milan Badelj (Fiorentina), Marcelo Brozovic (Inter), Filip Bradaric (Rijeka).

Weeraryahanada: Mario Mandzukic (Juventus), Ivan Perisic (Inter), Nikola Kalinic (Milan), Andrej Kramaric (Hoffenheim), Marko Pjaca (Schalke), Ante Rebic (Eintracht).

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG