Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhaajiriin laga keenay Libya oo Muqdisho yimid


Muhaajiriin Soomaali ah (Sawir hore)

Qaybtii saddexaad ee muhaajiriin Soomaali ah, oo laga soo celiyey dalka Libya, ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho, iyadoo halkaasi ay keentay diyaarad lasoo kireeyey.

Muhaajiriintan Soomaalida ah ayaa markii ay garoonka Muqdisho soo gaareen waxaa qaabilay madax ka tirsan dawladda Soomaaliya.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:11 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG