Tababaraha xulka kubadda cagta dalka Senegal, Aliou Cissé ayaa doortay cayaartoyda dalkiisa uga qeyb-galeysa koobka adduunka oo 14-ka bisha June ka dhacaya dalka Ruuska, waxaana ka mid ah xiddigo caan ah horyaalada Yurub.
Gool-hayeyaasha: Khadim Ndiaye (Horoya AC), Abdoulaye Diallo (Rennes), Alfred Gomis (Torino)
Daafacyada: Kara Mbodji (Anderlecht), Kalidou Koulibaly (Napoli), Moussa Wague (Eupen), Saliou Ciss (Angers), Youssouf Sabaly (Bordeaux), Lamine Gassama (Alanyaspor), Armand Traore (Nottingham Forest), Salif Sane (Hannover 96)
Qad-dhexleyaasha: Pape Alioune Ndiaye (Stoke), Idrissa Gueye (Everton), Cheikhou Kouyate (West Ham), Cheikh N'Doye (Birmingham)
Weeraryahanada: Sadio Mane (Liverpool), Diao Balde Keita (Monaco), Ismaila Sarr (Rennes), Diafra Sakho (Rennes), Moussa Konate (Amiens), Mame Biram Diouf (Stoke), Mbaye Niang (AC Milan).