Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Muuse Biixi


Gaas

Maamul goboleedka Puntland ayaa jawaab ka bixiyey shir jaraa’id oo maalintii sabtidii uu qabtay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Muuse Biixi oo shirkaasi jaraa’id kaga hadlay dagaallada ka dhacayey degaanka Tukaraq, ayaa sheegay in dagaalkaas ay soo qaadday dawladda federaalka ee Soomaaliya.

Warbixintan waxaa Garoowe nooga soo diray Nuux Muuse Birjeeb.

Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Muuse Biixi
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:25 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG