Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Liiska cayaartoyda Germany ee koobka adduunka


Germany

Tababaraha xulka kubadda cagta Jarmalka, Joachim Löw ayaa magacaabay liiska 27-ka cayaartoy ee horudhac ah ee dalkaas uga qeyb-galaya koobka adduunka ee bisha June ka furmaya dalka Ruushka.

Liiskan ayaa ka filayaa in laga soo reebo 23 cayaaryahan. Haddaba hoos ka aqriso magacyadooda.

Gool-hayeyaasha: Bernd Leno (Bayer Leverkusen), Manuel Neuer (Bayern Munich), Marc-Andre ter Stegen (Barcelona), Kevin Trapp (Paris Saint-Germain).

Daafacyada: Jerome Boateng (Bayern Munich), Matthias Ginter (Borussia Monchengladbach), Jonas Hector (FC Cologne), Mats Hummels (Bayern Munich), Joshua Kimmich (Bayern Munich), Marvin Plattenhardt (Hertha Berlin), Antonio Rudiger (Chelsea), Niklas Sule (Bayern Munich), Jonathan Tah (Bayer Leverkusen).

Qad-dhexleyaasha: Julian Brandt (Bayer Leverkusen), Julian Draxler (Paris Saint-Germain), Leon Goretzka (Schalke 04), Ilkay Gundogan (Manchester City), Sami Khedira (Juventus), Toni Kroos (Real Madrid), Mesut Ozil (Arsenal), Marco Reus (Borussia Dortmund), Sebastian Rudy (Bayern Munich), Leroy Sane (Manchester City).

Weeraryahanada: Mario Gomez (VfB Stuttgart), Thomas Muller (Bayern Munich), Nils Petersen (SC Freiburg), Timo Werner (RB Leipzig).

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG