Tababaraha xulka kubadda cagta Brazil Adenor Leonardo Bacchi, oo loo yaqaan Tite ayaa shaaca ka qaaday magacyada xidigaha dalkaas ee ka qeyb gali doona koobka kubadda cagta adduunka.
Dalka Brazil oo ka mid waddamada loo saadaalinayo koobka, ayaa isku haleyn doona cayaartoyda hoos ku xusan.
Gool-hayeyaasha: Alisson (Roma), Ederson (Manchester City), Cassio (Corinthians).
Daafacyada: Miranda (Inter Milan), Marquinhos (Paris Saint-Germain), Thiago Silva (Paris Saint-Germain), Geromel (Gremio), Marcelo (Real Madrid), Fagner (Corinthians), Danilo (Manchester City), Filipe Luis (Atletico Madrid).
Qad-dhaxleyaasha: Casemiro (Real Madrid), Fernandinho (Manchester City), Paulinho (Barcelona), Renato Augusto (Beijing Guoan), Philippe Coutinho (Barcelona), Willian (Chelsea), Fred (Shakhtar Donetsk).
Weeraryahanada: Neymar (Paris Saint-Germain), Gabriel Jesus (Manchester City), Firmino (Liverpool), Taison (Shakhtar Donetsk), Douglas Costa (Juventus).
Facebook Forum