Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fannaanadda Faadumo Axmed Dhimbiil oo geeriyootay


Djibouti

Rabbi naxariistiisa jano ha ka waraabiyee waxa dalka Turkiga xalay ku geeriyootay fanaanadii caanka ahayd ee reer Djibouti Faadumo Axmed Dhimbiil.

Faadumo Axmed Dhimbiil ayaa in muddo ah fanka Soomaalida ku soo dhex jirtay, iyada oo horey u qaaday heeso badan.

Maalmihii u danbeeyey fanaanadu waxay ku sugnayd dalka Turkiga oo ay hadda ku geeriyootay.

Ibrahim Xassan Dandureey ayaa geerida fanaanadan iyo taariikh nololeedkeedii ka wareystay , Fanaaniinta reer Djibouti ee Cabdinuur Allaale, iyo Kaltuun Bacado oo kala jooga Britain iyo Djibouti, waxaana tacsida ku horeynaya Cabdinuur Alaale.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:40 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG