Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya: Wada-hadal kulama jirno Kenya


Axmed Cali Daahir

Warbaahinta Kenya ayaa dhowaan kasoo xigatay wasiirka Arrimaha Dibedda ee waddankaas Monica Juma inay sheegtay wadahadallo u socda Kenya iyo Soomaaliya oo ku saabsan kiiska muranka badda.

Hadalkeeda ayaa yimid, ayada oo kiis dacwadeed oo arrintan la xiriira uu haatan horyaallo maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda ee fadhigeedu yahay magaalada Hague.

Haddaba dawladda Soomaaliya ayaa arrintaas beenisay. Xuseen Barre Aadan ayaa khadka teleefonka ee Gobolka Arizona ee dalka Mareykanka, oo uu haatan ku sugan yahay, ku waraystay Xeer Ilaaliayaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG