Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Magacyada xulka Argentina ee koobka adduunka


Argentina
Argentina

Tababaraha xulka kubadda cagta dalka Argentina Jorge Sampaoli ayaa shaaca ka qaaday liiska cayaartoyda dalkaas uga qeyb gali doona koobka adduunka ee bisha dambe ka furmaya dalka Ruushka.

Xiddiga nasiibka u yeeshay inay u safraan Russia ayaa kala ah:-

Goolhayeyaasha: Sergio Romero (Manchester United), Wilfredo Caballero (Chelsea), Franco Armani (River Plate).

Daafacyada: Gabriel Mercado (Sevilla), Cristian Ansaldi (Torino), Nicolas Otamendi (Manchester City), Federico Fazio (Roma), Marcos Rojo (Manchester United), Nicolas Tagliafico (Ajax), Marcos Acuna (Sporting Lisbon).

Qad-dhexlayaasha: Javier Mascherano (Hebei China Fortune), Eduardo Salvio (Benfica), Lucas Biglia (AC Milan), Giovani Lo Celso (Paris Saint-Germain), Ever Banega (Sevilla), Manuel Lanzini (West Ham), Maximiliano Meza (Independiente), Angel di Maria (Paris Saint-Germain), Cristian Pavon (Boca Juniors).

Weeraryahanada: Lionel Messi (Barcelona), Paulo Dybala (Juventus), Gonzalo Higuain (Juventus), Sergio Aguero (Manchester City).

XS
SM
MD
LG