Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM iyo Somalia oo dalbaday $80 milyan


Fatahaadda Beledweyne
Fatahaadda Beledweyne

Qaramada Midoobay iyo dawladda Soomaaliya ayaa ku baaqay in lacag dhan 80 milyan oo dollar si deg deg ah lala soo gaaro Soomaaliya.

Lacagtan ayaa la sheegay in wax looga qabanayo daadadka iyo fatahaadaha Koonfurta iyo Bartahama Soomaaliya, iyadoo la sheegay inayku barakaceen dad ku dhow 230 kun oo qof.

Fatahaadda ayaa guud ahaan waxay saameysay 770 kun oo qof. Warbixintan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Danadurey.

QM iyo Somalia oo dalbaday $80 milyan
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:53 0:00

XS
SM
MD
LG