Isku xirrada

War Deg-Deg ah

29 qof oo ku dhintay roobab ka da'ay Somaliland


Waxaa korodhay tirada dadka ku dhintay roobabka dabaylaha watay ee habeennadii Sabtidii iyo Axaddii ka da’ay gobollo ka mid ah Somaliland, gaar ahaan Awdal iyo Salal.

Mas’uuliyiinta deegaanka ee gobolka Awdal ayaa sheegay inay haatan tirada dadka dhintay ay gaarayso 29 qof inta la ogyahay, halka kuwo kalena weli la la’yahay.

Warbixintan waxaa Boorama nooga soo diray Haashim Sheekh Cumar Good.

29 qof oo ku dhintay roobab ka da'ay Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:54 0:00

XS
SM
MD
LG