Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Roobab dabaylo wata oo ka da'ay Somaliland


Roobab dabaylo aan badnayn watay ayaa illaa xalay ka da’ay inta badan magaalooyinka Somaliland, kuwaas oo keenay in dadka ku nool magaalooyinka xeebuhu ka durkaan badda.

Roobabkan oo ka da’ay gobolka Sanaag, ayaa waxyeello gaadhsiiyay agabkii kalluumaysiga ee deegaanka Laasqoray, iyadoo ay jiraan xoolo ay roobabkani deegaankaasi ku dileen.

Sidoo kale, isku-socodka magaalooyinka qaarkood ayay roobabkani xannibeen. Warbixintan waxa magaalada Hargeysa ka soo diray weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:53 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG