Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xulka France ee koobka adduunka oo la magacaabay


Tababaraha xulka kubadda cagta Faransiiska, Didier Deschamps ayaa magacaabay xulka dalkaas uga qeyb galaya koobka kubadda cagta adduunka ee bisha June ka dhacaya Faransiiska.

Cayaartoyda la magacaabay ayaa ah kuwa hoos ku qoran:

Goolhayayaasha: Alphone Areola (Paris St Germain), Hugo Lloris (Tottenham Hotspur), Steve Mandanda (Olympique de Marseille).

Daafacyada: Lucas Hernandez (Atletico Madrid), Presnel Kimpembe (Paris St Germain), Benjamin Pavard (VfB Stuttgart), Benjamin Mendy (Manchester City), Djibril Sidibe (Monaco), Adil Rami (Olympique de Marseille), Samuel Umtiti (Barcelona), Raphael Varane (Real Madrid).

Qad-dhexlayaasha: Blaise Matuidi (Juventus), N'Golo Kante (Chelsea), Steven N'Zonzi (Sevilla), Paul Pogba (Manchester United), Corentin Tolisso (Bayern Munich).

Weeraryahanada: Olivier Giroud (Chelsea), Antoine Griezmann (Atletico Madrid), Kylian Mbappe (Paris St Germain), Thomas Lemar (Monaco), Nabil Fekir (Olympique Lyonnais), Florian Thauvin (Olympique de Marseille), Ousmane Dembele (Barcelona).

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG