Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beelo ku dagaalamay Galgaduud oo la heshiisiiyey


dagaal
dagaal

Maamulka Galmudug iyo odayaasha dhaqanka ayaa ku guuleystay inay heshiis dhex dhigaan laba beelood oo dhawaan ku dagaalamay Galguduud.

Labada beelood ayaa sheegay inay isla qaateen nabad oo ay dhab ka tahay. Wariyaha VOA-da Cabdiwaxid Macallin Isaaq ayaa warbixintan ka soo diray Gaalkacyo.

Beelo ku dagaalamay Galgaduud oo la heshiisiiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00

XS
SM
MD
LG