Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Danjire Cabdiraxiim Caabi oo geeriyooday


Abdulrahim Abby Farah

Allaha u naxariistee waxaa geeriyooday Danjire Cabdiraxiim Caabi Faarax oo muddo dheer Soomaaliya wakiil uga ahaa Qaramada Midoobay.

Danjire Cabdirahiim, ayaa sidoo kale hadda ka hor noqday kaaliyaha Xogyaha Guud ee Qaramada Midoobay, waxaa kale oo uu soo ahaa Guddoomiyaha Guddiga La-dagaalnaka Midabtakoorkii Koonfurta Afrika.

Jaamac Bulle Jaamac ayaa geeridan ka waraytay Danjire Cabdisalaam Xaaji Axmed Liibaan Dhaban-Cad oo hore usoo noqday Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:59 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG