Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sicir-barar ka jira suuqyada Somaliland


Shillinka Somaliland
Shillinka Somaliland

Iyadoo bisha Ramadaan muddo koobani ka hadhsan tahay, ayaa suuqyada Somaliland waxa wali ka jira sicir-barar iyo qiimo-dhaca shilinka, walow qiimaha isku beddelka lacagtu hoos u dhacay maalmahan.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa arrimahaas iyo sidoo kale kharashka doorashada sannadka dambe la filayo inay qabsoonto oo qayb ka mid ah xukuumaddu ku wareejisay guddida doorashada, wuxuu ka waraystay wasiirka maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi, waxaanu ugu horrayn waydiiyay lacagta ay ku wareejiyeen guddida doorashada.

Sicir-barar weli ka jira Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00

XS
SM
MD
LG