Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rooney oo usoo wareegaya Washington DC


Wayne Rooney

Tababaraha kooxda kubadda cagta DC United ee ka dhisan magaaladan Washington Ben Olsen ayaa xaqiijiyay in ay xiiseynayaan laacibki hore ee xulka England iyo kooxda Manchester United Wayne Rooney.

Tababare Olsen ayaa sheegay inuusan wili dhicin heshiis rasmi ah balse ay xaqiiqa tahay in ay ku dabi jiraan helitaankan Rooney oo hadda ka tirsan kooxda Everton ee dalkaasi England.

Rooney oo ah 32 jir ayay u badantahay inuu kusoo biiro kooxda DC United marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartooyda Mareykanka 10-ka bisha July ee sanadkaan.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG