Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddoomiye Maxamed Mursal ooo la dhaariyey


Guddoonka labada aqal
Guddoonka labada aqal

Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Soomaaliya, Maxamed Mursal ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyay xilka guddoomiyaha baarlamaanka.

Munaasabaddii dhaarinta guddoomiyaha cusub ayaa ka dhacday xarunta golaha baarlamaanka, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo madax kale.

Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar.

Guddoomiye Maxamed Mursal ooo la dhaariyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00

XS
SM
MD
LG