Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Maxamed Nuur oo maxkamad lasoo taagey


Mohamed Noor
Mohamed Noor

Maxamed Nuur oo ah sarkaal horey uga tirsanaa booliiska magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, ayaa shalay maxkamad lasoo taagey.

Maxamed oo asalkiisu Soomaali yahay ayaa loo haystaa inuu xagaagii tagey dilay gabar u dhalatay dalka Australia oo uu kusoo baxay markii ay wacday taleefonka xaaladda deg degga ah ee 911.

Maxamed Nuur ayaa waxaa lagu soo oogay darajada saddexaad ee dilka iyo darajada labaad ee dilka aan ku talo-galka ahayn.

Haddaba faahfaahinta arrintaas ayaa wariyaha VOA-da ee Minnesota, Maxmuud Mascadda uu ka wareystay garyaqaan Cabdinaasir Maxmed Cabdullaahi.

Minnesota: Maxamed Nuur oo maxkamad lasoo taagey
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:31 0:00

XS
SM
MD
LG