Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cilmi baaris laga sameeyey caddaaladda Somalia


Hay'adda talo soo jeedinta Soomaaliyeed ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa cilmi baaris ay ka sameesay hanaannka hay'adaha caddaaladda Soomaaliya, waxayna soo saartay talooyin lala wadaagay madaxda dalka.

Talooyinka ay soo jeedisay Tala Wadaag waxaa ka mid ah in la dhiso guddiga adeegga garsoorka, guddiga la dagaalanka musuqa iyo qodobo kale.

Guddoomiye ku xigeenka hay'addaas Saciid Jaamac Qoorsheel ayaa wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle uga waramay cilmi baaristooda.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:29 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG