Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkadda Toyota oo xarun ka furatay Muqdisho


Toyota Mogadishu
Toyota Mogadishu

Shirkadda baabuurta ee Toyota ayaa 27 sano ka dib waxa ay Soomaaliya ka furtay xafiis ay leedahay Toyota.

Toyota Soomaaliya ayaa waxa ay soo maraysaa Shirkadda SKA.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo xariga ka jaray ayaa sheegay in ay qayb ka tahay maalgashiga shishiiye ee Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in ay wadaan in alaabaha Soomaaliya loo iib geeyo suuqyada caalamka halka maanta Soomaaliya wax loo soo iibgeeyo.

Weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayuu wasiirku ugu warramay Muqdisho.

Shirkadda Toyota oo xarun ka furatay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:31 0:00

XS
SM
MD
LG