Isku xirrada

War Deg-Deg ah

W.Ameerika: Caqabadaha Shaqo ee Soomaalida Wax Baratay


Iyadoo heerka shaqo la’aanta Mareykanka la sheegay in dhowr iyo toban sano kadib ay hoos u dhaceyso, ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ah ee dhammeeya jaamacadaha Mareykanka iyo Canada, waxa mararka qaar ay la kulmaan caqabado xagga shaqo helista, taas oo saameyn ku yeelata mustaqablkaooda dambe.

Warbixin arinkaasi ku saabsan waxaa inoo diyaariysey Sahra Cabdi Axmed oo la xariirtey dhowr ka mid ah dhalinyaradii ugu dambeysay ee heerarka jaamaceed ee shahaaddooyinka Masters iyo Ph.D ka sameeyay jaamacado ku yaalla Mareyknaka iyo Canada.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:11 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG