Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda Maryan Cabdullaahi oo Muqdisho lagu dilay


Maryan Cabdullaahi

Xubin ka tirsan shaqaalaha hay’adda WHO ee Koonfurta Soomaaliya ayaa shalay lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Muqdisho.

Gabadha la dilay ayaa lagu magacaabaa Maryan Cabdullaahi, waxaana la sheegay inay dhinaca saadka u qaabilsanayd adeegyada tallaalka dabaysha ee gobollada Koonfureed.

Gabdhan ayaa la sheegay in fadhigeeda dhinaca shaqada uu ahaa magaalada Baydhaba, balse ay xilliga la dilayey ku sugnayd magaalada Muqdisho.

Warbixintan waxaa taariikhda gabadhaasi nooga diyaarisay Caasha Ibraahim Aadan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG