Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Beledweyne


Farmaajo
Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqasho ku tagey magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Safarka madaxweynaha ayaa waxa uu la xiriiraa inuu u kuurgalo degaannada ay saameeyeen daadadka iyo roobabku.

Inta badan dadweynihii magaalada Beledweyne ayaa halkaais ka qaxay.

Fatahaaddan ayaa saameysay boqolaal kun oo of oo ku nool gobollada uu maro webiga Shabelle sida Shabeellaha Hoose, Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan.

Warbixintan waxaa Beledweyne nooga soo diray weriyaheena Xuseen Xasan Dhaqane.

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:48 0:00

XS
SM
MD
LG