Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ra'isulwasaaraha Ethiopia oo Booqanaya Jabuti

Ra'isulwasaaraha Itoobiya Abey iyo Madaxweynaha Gelle oo wada taagan garoonka Jabuti
Ra'isulwasaaraha Itoobiya Abey iyo Madaxweynaha Gelle oo wada taagan garoonka Jabuti

Ra’iisul-wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa safarkiisii ugu horreeyay tan iyo markii la magacaabay maanta booqasho ku tagay dalka Jabuuti.

Abey Axmed ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Warbixintaan kooban waxaa Jabuti kasoo diray Ramadan Musa.

Halkaan ka dhageyso warbixinta Ramadan
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:14 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG