Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaan: Ma Jiro Hub Lala Baxsaday oo La Iibinayo


Ilaa iyo shalay, waxaa baraha bulshada heystay war ay qortay wakaaladda wararka Reuters oo sheegayay in hub lagala baxay xeradii Imaaraadku uu ku tababari jiray ciidamada. Hubkaasi, ayay sida Reuters qortay lagu iibsanayay suuqyada magaalada Muqdisho.

Afhayeen u hadlay wasaaradda amniga ee dowladda Soomaaliya, Cabdicasiis Ibrahim Xildhibaan, ayaa warkaasi beeniyay. Nuur Xassan Nuur ayuuna u waramay.

Dowladda oo ka hadashay hub la shegey in lagala baxay xeradii Imaaradka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00

XS
SM
MD
LG