Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baladweyne: Cabsi Laga Qabo Cudurro Ka Dhasha Fatahaadda


Fatahad
Fatahad

Inta badan dadka ku nool magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ee ku haray guryahooda, ka dib markii sida maamulka gobolka uu sheegey, magaalada uu ku fatahay daad illaa iyo sagaal kun oo qof ay ku barakaceen, ayaa halis ugu jira cudurrada faafa oo laga baqayo inay dillaacaan. Waxaana magaalada ku yar biyaha nadiifka ah ee la cabi karo.

Wariyaha VOA, Xuseen Xasan Dhaqane, ayaa booqday qaar ka mid ah dadka ay daadadku saameeyeen warbixintan ayuuna nooga soo diray.

Fatahaadda wabiga Shabelle ee Baladweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:36 0:00

XS
SM
MD
LG