Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Boqor Buur Madow oo 5 Sano Lagu Xakumay


Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Hargeysa ayaa maanta shan sanno oo xarig ah ku xukuntay Boqor Cismaan Aw-Maxamuud oo ka mid ah madax-dhaqameedka ugu magaca dheer Somaliland.

Boqor Cismaan ayaa lagu eedeeyay in uu gelay dembi ka dhan ah Somaliland.

Qareennada iyo xarunta xuquuqal insaanka ayaa sheegay in marka la xukumayay Boqor Cismaan aanu jirin qareen u doodayay, taasi oo ay ku tilmaameen mid aan sharci ahayn

Weriyaha VOA, Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa xukunkaas ka waraystay guddoomiyaha maxkamadda gobolka, ahna garsoorihii xukunka riday Axmed Dalmar Ismaaciil.

Boqor BuurMadow oo Shan sano lagu xakumay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:05 0:00

XS
SM
MD
LG