Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Magaalada Boorama waxa tobabar socon doona muddo laba bilood ah loogu qabtay qaar ka mid ah dadka ka shaqeeya daryeelka dhanka deegaanka, kuwaasi oo baranaya kordhinta wax soo saarka xoolaha. Waxa la filaya marka ay dhamaystaan tababarka in la siiyo qalab dhamaystiran oo ay ku hawlgalaan.

Wariyaha VOA ee Boorama, Haashim Sheekh Cumar Good, ayaa tobabarkan ka waraystay masuuliyiinta soo qaban qaabiyey iyo qaar ka mid ah xubnaha wax la barayay, waxaana hadalka ku hor maraya Cabdirisaaq Maxamed Axmed oo madax u ah ururka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:36 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG