Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamo Isku-rasaaseeyay Muqdisho


Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas la isku weydaarsaday gudaha xeradii tababarka ee Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho.

Dad goobjoogayaal ah ayaa VOA u sheegay in rasaasta ay is weydaarsanayana ciidankii hore ay u tababareen imaaraadka iyo ciidam kale. Mas’uuliyiinta ciidanka ayaa sheegay inay qabteen askar isku dayday inay xeradaas kala baxaan qalab ciidan.

Faahfaahinta arrintan ayaa Ibraahim Xasan Daandurey uu ka waraystay weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Cidiamo isku rasaaseyay xeradii ay Imaaradku banneeyeen
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00

XS
SM
MD
LG