Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Saameynta Roobki ka Da'ay Hargeysa


Iyadoo lagu jiro xilli roobaadkii isla markaana ay roobabkii gu’gu ay ka da’ayaan deegaanno ka mid ah Somaliland, ayaa qaar ka mid ah magaalooyinka ay dhibaato ku hayaan xadhkaha korontada iyo waliba qashin jidadka ay biyaha roobku u soo saaraan. Magaalooyinkaasi waxa ka mid ah magaalada Hargey sa oo maalmihii la soo dhaafay ay si isdaba joog ah uu uga da’ayay roobku.

Wariyaha VOA Sagal Mustafe Xasan ayaa halista qashinkaas iyo qorshaha uga yaalla ka waraysatay duqa Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid.

Dhibaatoyin ka dhashay roob ka da'ay Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:06 0:00

XS
SM
MD
LG