80 qof oo ka mida dadka qaba baahiyaha gaarka ah ayaa maanta helay kuraasta dadka naafada ah oo ay ugu deeqday hay’adda Bisha Cas ee Turkiga. Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa sidoo kale ballan qaadya in dawladdiisu gargaar siin doonto dadka baahan ee curyaamiinta ah xilliga bisha Ramadaan ee soo socota. Cabdiqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkan soo direy.