Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bashiir Makhtal oo la sii Daayay


Bashir Makhtal
Bashir Makhtal

Bashiir Axmed Makhtal oo ah nin haysta dhalashada Kanada asalkiisuna yahay Soomaaliya oo ku xukunnaa xabsi daa’im ayaa laga sii daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya.

Bashir Makhtal ayaa ayaa shalay kusoo laabtay dalka Kanada kadib markii sida la sheegay dawladda Kanada ay dadaal ka gashay sii dayntiisa. Haddaba wariyaha VOA-da ee Kanada Xuseen Nuur Xaaji ayaa ku booqday gurigiisa warbixintanna noo soo diray.

Dhageyso Wareysiga Bashiir Makhtal
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00

XS
SM
MD
LG